KEYLA NEWS DAILY | AC MILAN SHAKE-UP AFTER UCL FAILUR
6 KEYLA NEWS DAILY | AC MILAN SHAKE-UP AFTER UCL FAILURE 🔴⚫️ AC Milan ayaa sameysay isbeddel weyn gudaha kooxda kadib markii ay ku guuldareysatay inay u soo baxdo tartanka Champions League. Wararka ayaa sheegaya in dhowr shaqsi oo muhiim ahaa ay kooxda ka baxayaan si loo bilaabo qorshe cusub oo dib loogu dhisayo kooxda. ❌ Massimiliano Allegri ❌ Giorgio Furlani ❌ Igli Tare ❌ Geoffrey Moncada AC Milan ayaa wajahaysa xilli adag kadib markii ay seegtay Champions League, taas oo sababtay dib u habeyn weyn oo maamulka iyo qeybaha farsamada kooxda ah. Taageerayaasha Rossoneri ayaa hadda sugaya cidda kooxda kusoo biiri doonta iyo qorshaha cusub ee maamulka. KEYLA NEWS DAILY SPORTS ⚽🔥 #ACMilan #SerieA #UCL #FootballNews #KeylaNewsDaily