KEYLA NEWS DAILY | AC MILAN SHAKE-UP AFTER UCL FAILUR

 

6

KEYLA NEWS DAILY | AC MILAN SHAKE-UP AFTER UCL FAILURE 🔴⚫️

AC Milan ayaa sameysay isbeddel weyn gudaha kooxda kadib markii ay ku guuldareysatay inay u soo baxdo tartanka Champions League.

Wararka ayaa sheegaya in dhowr shaqsi oo muhiim ahaa ay kooxda ka baxayaan si loo bilaabo qorshe cusub oo dib loogu dhisayo kooxda.

Massimiliano Allegri
Giorgio Furlani
Igli Tare
Geoffrey Moncada

AC Milan ayaa wajahaysa xilli adag kadib markii ay seegtay Champions League, taas oo sababtay dib u habeyn weyn oo maamulka iyo qeybaha farsamada kooxda ah.

Taageerayaasha Rossoneri ayaa hadda sugaya cidda kooxda kusoo biiri doonta iyo qorshaha cusub ee maamulka.

KEYLA NEWS DAILY SPORTS ⚽🔥 #ACMilan #SerieA #UCL #FootballNews #KeylaNewsDaily

Comments