KEYLA NEWS DAILY | JOÃO PALHINHA UPDATE
5
KEYLA NEWS DAILY | JOÃO PALHINHA UPDATE ⚪🔥
João Palhinha ayaa mar kale si cad u muujiyay inuu doonayo inuu sii joogo Tottenham Hotspur xagaagan.
Xiddiga khadka dhexe ee reer Portugal ayaa sheegay inuu dareemayo inuu “gurigiisa joogo” tan iyo maalintii ugu horreysay ee uu yimid kooxda, isaga oo amaanay taageerayaasha iyo jawiga kooxda.
Palhinha ayaa yiri:
“Tan iyo maalintii ugu horreysay waxaan dareemayay inaan joogo gurigeyga.”
Waxa uu sidoo kale cadeeyay:
“Waxaan runtii jeclaan lahaa inaan halkaan sii joogo.”
Hadaladan ayaa sii kordhiyay rajada taageerayaasha Spurs ee ah in João Palhinha uu kooxda sii joogi karo xilli ay socdaan hadallo ku saabsan mustaqbalkiisa.
KEYLA NEWS DAILY SPORTS ⚽🔥 #THFC #Spurs #JoaoPalhinha #KeylaNewsDaily
Comments
Post a Comment