๐ฐ๐ช๐ธ KEYLA NEWS DAILY – SPAIN WORLD CUP 2026 UPDATE
๐จ RASMI: Tababaraha xulka Spain Luis de la Fuente ayaa si rasmi ah usoo saaray liiska xulka Spain ee Koobka Adduunka 2026. Spain oo kamid ah kooxaha loogu cadcad yahay koobka ayaa soo xulatay isku dhaf ciyaartoy khibrad leh iyo xiddigo dhalinyaro ah.
⭐ Xiddiga da’da yar Lamine Yamal ayaa ku jira liiska xulka inkastoo dhawaan dhaawac yar soo gaaray. Sidoo kale Barcelona ayaa si weyn ugu badan liiska xulka Spain iyadoo ilaa 8 ciyaaryahan laga soo xulay kooxda Catalonia.
๐ฅ Magacyada waaweyn ee liiska:
- David Raya ๐งค
- Rodri ⚽
- Pedri ⭐
- Dani Olmo ๐ฏ
- Nico Williams ⚡
- Lamine Yamal ๐ฅ
- Mikel Merino ๐ช
- Pau Cubarsi ๐ก️
❌ Waxa si weyn loo hadal hayaa in aysan jirin ciyaaryahano Real Madrid ah oo lagu daray xulka Spain, taasoo noqotay arrin taariikhi ah oo si weyn looga hadal hayo gudaha Spain.
๐ Spain ayaa galeysa Koobka Adduunka iyadoo ah horyaalka Yurub isla markaana taageerayaashu ay rajo weyn ka qabaan inay mar kale qaadaan koobka adduunka.
๐ฅ KEYLA NEWS DAILY – WORLD CUP 2026 ⚽๐ช๐ธ
Comments
Post a Comment