KEYLA NEWS DAILY – MORE INFO ๐Ÿ† Aston Villa taariikh ayey samaysay

 

8

๐Ÿ“ฐ⚽ KEYLA NEWS DAILY – MORE INFO

๐Ÿ† Aston Villa taariikh ayey samaysay
Aston Villa waxay qaaday koobkoodii ugu horreeyay ee weyn muddo 30 sano ah kadib guushii 3–0 ee Freiburg. Sidoo kale waxay ahayd koobkoodii ugu horreeyay ee Yurub tan iyo European Cup 1982.

๐Ÿ‘” Unai Emery – “Boqorka Europa League”
Tababaraha Aston Villa, Unai Emery, ayaa hadda ku guuleystay Europa League 5 jeer, taas oo ka dhigaysa tababaraha ugu guulaha badan taariikhda tartanka. Wuxuu hore koobkaan ula qaaday Sevilla 3 jeer, Villarreal 1 jeer, hadda Aston Villa.

Morgan Rogers oo hadlay
Xiddiga Aston Villa Morgan Rogers ayaa sheegay in kooxdu “taariikh geli doonto” kadib guushan weyn. Rogers final-ka wuxuu sameeyay bandhig weyn isagoo gool iyo caawin sameeyay.

๐Ÿ”ฅ Maxaa xiga Aston Villa?
Aston Villa hadda waxay isu diyaarinaysaa Champions League xilli ciyaareedka xiga. Emery ayaa sheegay inuu doonayo “waqti cusub” oo guulo badan Aston Villa ah.

๐Ÿ’™ KEYLA NEWS DAILY – EUROPE SPORTS UPDATE

Comments