Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Sare U Kacay
Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Sare U Kacay
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in maalmahan uu sare u kac ku yimid dhaqdhaqaaqa ganacsiga, iyadoo dad badan ay bilaabeen iibsi iyo maalgashi cusub. Qaar kamid ah ganacsatada ayaa sheegay in xasiloonida ay qeyb weyn ka qaadatay kororka ganacsiga.
Comments
Post a Comment